Kulan lagu taageerayay Dib u dhiska Galmudug Mideysan oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kulan balaaran oo lagu taageerayay dib u dhiska maamulka Galmudug iyo sidoo kale dadaalada uu Ra’isul Wasaare Kheyre ku doonayo in la helo Galmudug raali laga wada yahay. Kulanka waxaa ka qeyb galay Siyaasiyiin ,Waxgarad, Culumaa’udiin, Dhalinyaro iyo Haween, waxa ayna dhamaan dadkii kulanka ka qeyb galay si weyn … Continue reading Kulan lagu taageerayay Dib u dhiska Galmudug Mideysan oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirada)